Qarameynta Ciidamadii Ahlu Sunna laga wareejiyay oo laga shiray (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug shir ku yeeshay taliyaasha ciidamada qalabka sida ee dowlada federaalka Soomaaliya iyo saraakiil katirsan ciidmada Ahlu Sunna. Kulankan ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb ayaa looga hadlay sidii loo Qarameyn lahaa Ciidanka Ahlu Sunna ee dhawaan lagu wareejiyay dowlada federaalka Soomaaliya iyo sidii looga tashan lahaa ciidanka la … Continue reading Qarameynta Ciidamadii Ahlu Sunna laga wareejiyay oo laga shiray (Daawo Sawirada)